Waaxda Maamulka iyo Maaliyadda

Ujeeddada Waaxda

Inay hubiso maamul hufan oo dhinacyada maaliyadda, howlaha maamulka, taageerada adeegyada, iyo isticmaalka kheyraadka Wasaaradda si waafaqsan nidaamyada dowladda.

Waajibaadka Waaxda

  • Diyaarinta iyo maamulka miisaaniyadda Wasaaradda.
  • Hubinta hufnaanta maamulka maaliyadda iyo xisaabaadka.
  • Maareynta adeegyada maamulka iyo howlaha xafiisyada.
  • Kormeerka hantida, qalabka, iyo keydka Wasaaradda.
  • Isku-duwidda adeegyada saadka, gaadiidka, iyo dayactirka.
  • Diyaarinta warbixinnada maaliyadeed iyo maamulka.

ADMIN & FINANCE SECTIONS

The Admin and Finance Department consists of four sections

Administration

Finance & Accounting

Maintainance & Asset MGMT

Archives & Rwlecord MGMT

Information Technology(IT)

Scroll to Top