Wasaaradda Amniga Gudaha waa hay’ad Dasturi ah oo heer Wasaaradeed ah taas oo qaabilsan kor joogtaynta dhammaan Hay’adaha Amniga Gudaha ee heer Federaal iyo heer Dowlad Goboleedka, waxay u xilsaarantahay xaqiijinta badqabka muwaadiniinta Soomaaliyeed.

Aragtida Dhow

Aragtida dho ee Wasaaradda amniga gudaha waa dhisida hayadaha amniga gudaha oo si hufan u shaqeynaya iyo dib u soo celinta kala dabaynta amniaga dalka hirgalinta sharciga dalka

Hiigsiga Fog

Hiigsiga Wasaaradda Amniga Gudaha waa abuurista Soomaaliya oo ammaan ah, federaal ah oo nabad waarta haysata, sidoo kale deriskeeda iyo caalamkaba nabad kula noolaata ayna ka jirto  caddaaladda iyo sareynta sharciga iyadoo ilaalinaysa dastuurkeeda

Wasaaradda waxay mas'uul ka tahay

Scroll to Top