Qaybta Maaliyadda iyo Xisaabaadka
Ujeeddo
Maareynta miisaaniyadda iyo xisaabaadka Wasaaradda.
Waajibaadka
- Diyaarinta miisaaniyadda.
- Maamulka lacagaha iyo kharashaadka.
- Diyaarinta warbixinnada maaliyadeed.
- Hubinta u hoggaansanaanta nidaamka maaliyadda dowladda.

