Qaybta Waxqabadka iyo Xiriirka Shaqaalaha

Ujeeddo

Dabagalka waxqabadka iyo xiriirka shaqaalaha.

 

Waajibaadka

  • Qiimeynta waxqabadka shaqaalaha.
  • Xallinta cabashooyinka shaqaalaha.
  • Hubinta u hoggaansanaanta nidaamyada shaqada.
Scroll to Top