Qaybta Booliiska Bulshada

Ujeeddo

Xoojinta wada shaqeynta bulshada iyo booliiska.

 

Waajibaadka

  • Taageeridda barnaamijyada booliiska bulshada.
  • Kor u qaadidda ka qeybgalka bulshada ee sugidda amniga.
  • Abaabulka kulamada bulshada iyo booliiska.
Scroll to Top