Waaxda La-dagaallanka Dambiyada Abaabulan
Ujeeddada Waaxda
Inay ka hortagto dambiyada abaabulan ee khatarta ku ah amniga qaranka.
Waajibaadka Waaxda
- Baarista dambiyada abaabulan.
- Isku-duwidda howlaha ka hortagga dambiyada.
- Falanqeynta xogaha dambiyada.
- Iskaashiga hay’adaha gudaha iyo dibadda.
- Diyaarinta warbixinnada dambiyada abaabulan.
Qaybaha La-dagaallanka Dambiyada Abaabulan
Waaxda La-dagaallanka Dambiyada Abaabulan waxay ka kooban tahay afar qaybood.

