Aragtida Dhow
Aragtida dho ee Wasaaradda amniga gudaha waa dhisida hayadaha amniga gudaha oo si hufan u shaqeynaya iyo dib u soo celinta kala dabaynta amniaga dalka hirgalinta sharciga dalka
Hiigsiga Fog
Hiigsiga Wasaaradda Amniga Gudaha waa abuurista Soomaaliya oo ammaan ah, federaal ah oo nabad waarta haysata, sidoo kale deriskeeda iyo caalamkaba nabad kula noolaata ayna ka jirto caddaaladda iyo sareynta sharciga iyadoo ilaalinaysa dastuurkeeda

SECURITY

TOGETHER

SERVICE

DEVELOPMENT
Hay'adaha Amniga Gudaha
Waxaan kormeer joogta ku sameynaa dhammaan hay’adaha amiga dalka ee heer federal. Waxaan kormeer ku sameynaa hay’adaha hoos ku xusan
June 8, 2026
Uncategorized
Muqdisho, Soomaaliya – 08 Juunyo 2026 Wasiirka Wasaaradda Amniga Gudaha…
June 8, 2026
Uncategorized
Muqdisho, Soomaaliya 8 Jun 2026 Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Amniga Gudaha…

