Waaxda Wacyigelinta iyo Xiriirka Bulshada ee Amniga

Ujeeddada Waaxda

Inay kor u qaaddo kalsoonida bulshada, wacyigelinta amniga, iyo iskaashiga u dhexeeya bulshada iyo hay’adaha amniga.

 

Waajibaadka Waaxda

  • Abaabulka barnaamijyada wacyigelinta bulshada.
  • Xoojinta iskaashiga bulshada iyo hay’adaha amniga.
  • Kor u qaadidda ka qeybgalka bulshada ee arrimaha amniga.
  • Taageeridda barnaamijyada booliiska bulshada.
  • Horumarinta xiriirka bulshada iyo dowladda.
  • Dabagalka baahiyaha iyo cabashooyinka bulshada.

Qaybaha Wacyigelinta iyo Xiriirka Bulshada ee Amniga

Waaxda Wacyigelinta iyo Xiriirka Bulshada ee Amniga waxay ka kooban tahay labo qaybood.

Qaybta Booliiska Bulshada

Scroll to Top