Waaxda Maamulka iyo Maaliyadda

Ujeeddada Waaxda

Inay hubiso maamul hufan oo dhinacyada maaliyadda, howlaha maamulka, taageerada adeegyada, iyo isticmaalka kheyraadka Wasaaradda si waafaqsan nidaamyada dowladda.

 

Waajibaadka Waaxda

  • Diyaarinta iyo maamulka miisaaniyadda Wasaaradda.
  • Hubinta hufnaanta maamulka maaliyadda iyo xisaabaadka.
  • Maareynta adeegyada maamulka iyo howlaha xafiisyada.
  • Kormeerka hantida, qalabka, iyo keydka Wasaaradda.
  • Isku-duwidda adeegyada saadka, gaadiidka, iyo dayactirka.
  • Diyaarinta warbixinnada maaliyadeed iyo maamulka.

Qaybaha Maamulka iyo Maaliyadda

Waaxda Maamulka iyo Maaliyaddu waxay ka kooban tahay shan qaybood.

Qaybta Maamulka

Qaybta Maaliyadda iyo Xisaabaadka

Qaybta Kaydka iyo Diiwaannada

Qaybta Dayactirka iyo Maareynta Hantida

Scroll to Top