Waaxda Siyaasadda, Qorsheynta iyo Cilmi-baarista
Ujeeddada Waaxda
Inay hagto qorsheynta, dejinta siyaasadaha, iyo qiimeynta waxqabadka Wasaaradda.
Waajibaadka Waaxda
- Diyaarinta qorshayaasha Wasaaradda.
- Dejinta siyaasadaha iyo istaraatiijiyadaha.
- Sameynta cilmi-baarisyo iyo daraasado.
- Kormeerka iyo qiimeynta waxqabadka.
- Diyaarinta warbixinnada waxqabadka.
Qaybaha Siyaasadda, Qorsheynta iyo Cilmi-baarista
Waaxda Siyaasadda, Qorsheynta iyo Cilmi-baarista waxay ka kooban tahay seddex qaybood.

