Waaxda Maareynta Kheyraadka Aadanaha
Ujeeddada Waaxda
Inay horumariso maamulka shaqaalaha iyo tayeynta awoodda shaqaalaha Wasaaradda.
Waajibaadka Waaxda
- Maamulka shaqaalaha iyo xogtooda.
- Qorista iyo xulista shaqaalaha.
- Qiimeynta waxqabadka shaqaalaha.
- Tababarka iyo horumarinta awoodda shaqaalaha.
- Hubinta hirgelinta siyaasadaha HR.
Qaybaha Maareynta Kheyraadka Aadanaha
Waaxda Maareynta Kheyraadka Aadanaha waxay ka kooban tahay seddex qaybood.

