Waaxda Amniga iyo La-dagaallanka Argagixisada
Ujeeddada Waaxda
Inay xoojiso amniga qaranka iyo la-dagaallanka argagixisada.
Waajibaadka Waaxda
- Isku-duwidda howlaha la-dagaallanka argagixisada.
- Maamulka hubka iyo rasaasta.
- Kormeerka shirkadaha amniga gaarka ah.
- Sameynta qiimeynta khataraha amni.
- Taageeridda qorshayaasha jawaab-celinta degdegga ah.
Qaybaha Amniga iyo La-dagaallanka Argagixisada
Waaxda Amniga iyo La-dagaallanka Argagixisada waxay ka kooban tahay seddex qaybood.

